1050 Views

Wasiir ka tirsan Galmudug oo ka digay halis ku soo fool leh ASWJ Galmudug & dalalka deriska

Wasiir ka tirsan Galmudug oo ka digay halis ku soo fool leh ASWJ Galmudug & dalalka deriska
____________________________________________________________________________

Khamiis, 16 Dec [Qaranimo Online] Wasiirkii hore ee qorsheynta & xiriirka caalamiga ah Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdikaafi Maxamed Maxamuud Qaaf ayaa soo dhigay  bogga uu ku leeyahay Twitter-ka in Alshabaab ay la wareegeen Diyaaradihii Drones-ka ahaa ee uu sheegay Xildhibaan Zakariye Xaaji Maxamuud in ay kala wareegtay Hay’adda Nabadsugida [NISA] lagu wareejiyey Alshabaab.

C/kaafi, wuxuu sheegay in haddii Drones-kaasi ay gacanta u galeen Alshabaab in bartilmaameedkooda ugu horreeya  noqon doono xooggaga Ahlu sunna [ASWJ Galmudug, & dalalka deriska.

Qoraalka C/kaafi uu soo dhigay boggiisa ayaa u qornaa siddatan:-

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post