1113 Views

Xulka Degmada Warta Nabadda oo u gudbay finalka tartanka kubbadda Cagta.

Xulka Degmada Warta Nabadda oo u gudbay finalka tartanka kubbadda Cagta.
____________________________________________________________________________

Arbaco: December 22, 2021

Xulka Degmada Warta Nabadda ayaa usoo baxay fiinaalka tartanka kubadda cagta Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir 2021, kadib markii ay 2-1 uga badiyeen dhigooda Degmada Yaaqshiid oo ay garoonka Injineer Yariisow ku yeesheen kulankii labaad ee Afar-dhamaadka tartanka.

Cayaarta oo ahayd weerar iyo weerar celis ayaa labada dhinac waxa ay soo bandhigeen cayaar aad u sareysay, taasi oo ay ku qanceen dadkii u soo daawasho tegay garoonka.

Xulka Degmada Warta Nabadda ayaa fiinaalka la ciyaari doona dhigooda degmada Dharkeynleey.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post