1467 Views

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish)

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish)
____________________________________________________________________________

Axad: December 26, 2021

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta daahfuray Shir balaaran oo ay kasoo qeyb galeen hey’adaha Maxaliga ah iyo kuwa Caalamiga ah ee adeegyada Caafimaadka la xariira ka bixiya Caasimadda.

Shirkani oo ay ka qeyb gashay Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada gobolka Banaadir ayaa sidoo kale lagu soo bandhigay wax qabadka Waaxda agaasinka Caafimaadka tan iyo markii uu maamulka gobolka Banaadir lasoo wareegay maamulida adeegyada Caafimaadka la xariira.

Sidoo kale shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay waaxyaha kala duwan ee Degmooyinka Gobolka banaadir, waxa uuna ku soo dhamaaday si Nabdoon.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post