Dad ku dhintay duqeyn ka dhacday gobolka Tigray Posted on January 8, 2022 by Bashiir Barre | Shaqaalaha gargaarka ah ee ka howlgala waqooyiga Itoobiya ayaa sheegay in dad badan ay ku dhinteen duqeyn cirka ah oo lagu qaaday xero ay…Read more »
Wasiirka Gashaandhigga oo kulan la yeeshayu-qeybsanaha Ciidamada Safaaradda Itoobiya ee Soomaaliya Gen. Tadesse Amelo Sieso. Posted on January 8, 2022 by QOL Contributor | Sabti: January 8, 2022 Waxaan maanta kulan miro dhal ah la yeeshey wafdi uu hoggaaminaayo u-qeybsanaha Ciidamada Safaaradda Itoobiya ee Soomaaliya Gen. Tadesse Amelo…Read more »
Golaha wadatashiga qaran oo la kulmi doonna Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Posted on January 8, 2022 by Bashiir Barre | Waxa soo gabagaboobay kulankii maanta hotel Decale ku lahaayeen Madaxda Gollaha Wadatashiga Qaran ee looga arinsanaya doorashooyinka kaas oo shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya…Read more »
Maxaynu ka naqaanna siyaasiyiinta Itoobiya ay Xabsiga ka sii deysay? Posted on January 8, 2022 by QOL Contributor | Sabti: January 8, 2022 Dowladda Itoobiya ayaa maalinti shalay ahayd shaaca ka qaadday siyaasiyiin muddo sanad iyo bar ah u xirna qalaalasha siyaasadeed iyo…Read more »
Puntland oo faahfaahisay howlgal dad lagu soo qabtay oo Boosaaso ka dhacay Posted on January 8, 2022 by Bashiir Barre | Saaka oo Sabti ah waxa Madaxda Gollaha Wadatashiga Qaran ay sii wadaan kulankoodii ay diiradda ku saaranayeen arimaha doorashooyinka. Madaxda ayaa waxa ay maanta…Read more »
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Magacaabay Guddi ka kooban 8 Xubnood Posted on January 8, 2022 by Bashiir Barre | Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Guddi ka kooban masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda u magacaabay korjoogtaynta, fulinta iyo dabagalka heshiisyadii…Read more »
Golaha wadatashiga qaran oo ka doodaya daahfur la,aanta doorashada Posted on January 8, 2022 by Bashiir Barre | Saaka oo Sabti ah waxa Madaxda Gollaha Wadatashiga Qaran ay sii wadaan kulankoodii ay diiradda ku saaranayeen arimaha doorashooyinka. Madaxda ayaa waxa ay maanta…Read more »
Ciidamo dheeraad ah oo caawa lagu arkayo Muqdisho iyo Cabsi dagaal oo ka jirta Villa Somaliya iyo Wiiftada caawa soo baxaysa Posted on January 8, 2022 by QOL Contributor | Sabti: January 8, 2022 Wararka caawa ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ay jiraan cabsi dagaal oo aad u xoogan. Cabdidan ayaa timid…Read more »
Darawalada gaadiidka dadweynaha oo banaanbax ka dhigay Muqdisho Posted on January 8, 2022 by Bashiir Barre | Darawalada gaadiidka nooca dadweynaha ay raacaan ee ka howlgala degmooyinka Dharkeenley iyo Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa Maanta banaanbxa cabasho ah ka dhigay Magaalada…Read more »
Puntland oo qabatay koox ka shaqeynaysay tahriibinta dhalinyarada Posted on January 8, 2022 by Bashiir Barre | Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso, ayaa sheegaya in halkaas lagu qabtay shabakad isku xiran, oo ka ganacsaneysay tahriibinta dhalinyarada. Laamaha Amniga Puntland ayaa sida…Read more »