Ciidamada Dowladda oo dib uqabsaday Degaanka Qalimow. Posted on January 11, 2022 by QOL Contributor | Talaado: January 11, 2022 –Ciidamadda Dowladda ayaa dib ula wareegay Saldhigga deegaanka Qalimow, halkaas oo ay weerar xoogan ku qaadeen Al-shabaab saaka kadibna ay…Read more »
Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Jen, Odowaa Yuusuf Raage oo shir gudoomiyey kulan ay iskugu yimaadeen dhammaan Taliyayaasha ciidamada Posted on January 11, 2022 by QOL Contributor | Talaado: January 11, 2022 Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Jen, Odowaa Yuusuf Raage ayaa shir gudoomiyey kulan ay iskugu yimaadeen dhammaan Taliyayaasha ciidamada kala…Read more »
Madaxweyne Qoor Qoor oo Booqday Dhaawaca Xildhibaan kusoo Dhaawacmay Degmada Guriceel Posted on January 11, 2022 by QOL Contributor | Talaado: January 11, 2022 Madaxweyne Qoor qoor Ayaa cawa Isbitaalka Muqdisho ku yaala ku booqday Xildhibaan Xasan Xirsi Faafaale oo halkaas lagu dabiibayo.Kaasi Dhaawac…Read more »
Weriyeyaal lagu tooriyeeyay Cameroon oo uu ka socdo tartanka Koobka Qaramada Afrika Posted on January 11, 2022 by QOL Contributor | Talaado: January 11, 2022 Saddex weriye oo u dhashay dalka Algeria ayaa lagu tooriyeeyay Cameroon kadib markii koox ay ku weerartay mindiyo. Waxaa dhaawacmay…Read more »
Al-shabaab oo lawareegay Deegaanka Qalimow oo u dhaw Balcad Posted on January 11, 2022 by QOL Contributor | Talaado: January 11, 2022 Dagaalamayaal katirsan kooxda Al-Shabaab ayaa haatan la wareegay Deegaanka Qalimow ee Hoostaga Dagamada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe. Al-Shabaab aya…Read more »
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo furay Shirka Geeddi-socodka Dhab-u-heshiinta Posted on January 11, 2022 by QOL Contributor | Talaado: January 11, 2022 Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa furay Shirka Geeddi-socodka Dhab-u-heshiinta iyo is-dhaxgalka Bulshada Galmudug oo ay…Read more »
Xamse Warfaa, oo ah wiil dhallinyaro Soomaali ah oo ku biiraya maamulka madaxweye Joe Biden. Posted on January 11, 2022 by QOL Contributor | Talaado: January 11, 2022 Xamse Warfaa, oo ah wiil dhallinyaro Soomaali ah ayaa ku biiraya maamulka madaxweye Joe Biden, isaga oo la-taliye sare u…Read more »
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida, qaybta 27-aad oo markale saaka aroortii dil toogasho ah ku fulisay askari Posted on January 11, 2022 by QOL Contributor | Talaado: January 11, 2022 Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida, qaybta 27-aad ayaa markale saaka aroortii dil toogasho ah ku fulisay askari ka tirsanaa ciidamada dowladda…Read more »
Dadka Soomaaliyeed oo dhaliliilay khudbad uu jeediyey Madaxweynihii hore Posted on January 11, 2022 by QOL Contributor | Talaado: January 11, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa xalay khudbad uu jeediyey shacabka kaga hadlay arimo dhawr ah oo ay ka mid…Read more »