624 Views

Madaxweyne Erdogan iyo xaaskiisa Emine Erdoğan oo laga helay cudurka Coronavirus.

Madaxweyne Erdogan iyo xaaskiisa Emine Erdoğan oo laga helay cudurka Coronavirus.
____________________________________________________________________________


Sabti: February 5, 2022

Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan, ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ku sheegay in laga helay cudurka Coronavirus. Wuxuu intaa ku daray in xaaskiisa Emine Erdoğan iyana laga helay cudurka Covid-19. Madaxweynaha ayaa sheegay in isaga iyo xaaskiisu isku arkeen calaamadaha Covid-19 .

Madaxweyne Erdogan ayaa sheegay inuu guriga ka sii wadi doono shaqadiisa iyo waajibaadka saaran.

Madaxweyne Erdogan iyo xaaskiisa ayaa todobaadkan booqasho rasmi ah ku tagay dalka Ukraine.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post