1077 Views

Hirshabeelle oo soo saartay jadwalka doorashada kuraas golaha shacabka ah.

Hirshabeelle oo soo saartay jadwalka doorashada kuraas golaha shacabka ah.
____________________________________________________________________________


Arbaco: March 2, 2022

Guddiga maamulka doorashada ee heer dowlad goboleedka Hirshabeelle waxaa ay maanta shaaciyeen jadwalka doorashada 11-kursi oo deegaan doorashadoodu tahay Beledweyne.

Guddiga ayaa qoraal uusoo saaray waxaa ay ku sheegeen iyadoo la gudanayo waajibaadka qaran iyo heshiisyadii madasha Madasha wadatashiga Qaran, waxaa uu shaaciyay jadwalka qabsoomidda doorashada 11-kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post