501 Views

Saameynta uu dagaalka Ukarine ku yeeshay kooxda Chelsea

Saameynta uu dagaalka Ukarine ku yeeshay kooxda Chelsea
____________________________________________________________________________


Axad March 13, 2022

Horyaalka Premier League ee dalka Ingiriiska ayaa milkiilaha kooxda Chelsea Roman Abramovich ka diiday inuu noqdo agaasimaha kooxda kaddib markii oligarch ay cunaqabatayn ku soo rogtay dowladda UK, taasoo qeyb ka ah falcelinta duulaanka Ruushka ee Ukraine.

Kooxda ayaa la siiyay ruqsad gaar ah oo ay ku shaqeyso inkastoo Abramovich hantidiisa la xayiray.

.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post