792 Views

Maxaad ka taqaannaa cudurka ku dhaca tobankii dumar ahba hal ka mid ah ee adduunka?

Maxaad ka taqaannaa cudurka ku dhaca tobankii dumar ahba hal ka mid ah ee adduunka?
____________________________________________________________________________

Khamiis: March 31, 2022

 Xanuunka afka qalaad lagu dhaho “Endometriosis” Waa cudur aad u dhibaato badan oo qofka daciifiya, waxa uuna ku dhacaa tobankii dumar ahba hal ka mid ah guud ahaan caalamka.

Si gaar ah wuxuu u abaaraa haweenka ku jira da’da dhalmada ee heer walba ah.

Inkastoo uu yahay cudur aad ugu badan caalamka aadna loo yaqaanno, haddana dumar badan iskama daweeyaan, noloshooda ayayna sii wataan.

Qiyaastii siddeed sano ayuu qofku fursad u haystaa inuu iska daweeyo cudurkan, balse haween badan dhag jalaq uma siiyaan digniinta.

Inta badan haweenka iska daaweyn waaya waxa uu noloshooda ku yeeshaa saameyn aan dhammaad lahayn.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post