516 Views

Ciidamada Dowladda oo sheegay in xubno ka tiran Al-Shabaab ay ku dileen Gedo

Ciidamada Dowladda oo sheegay in xubno ka tiran Al-Shabaab ay ku dileen Gedo
____________________________________________________________________________

Axad: May 8, 2022

Ciidamadda Dowladda gaar ahaan Ciidanka NISA, ee loo yaqaan duufaan  kuna sugan gobolka Gedo ayaa sheegay in xubno ka tirsanaa Dagaalamayasha Al-Shabaab ay dileen, xilli ay ka baxayeen Garbahaarey, kuwaa oo kusii jeeday Degmada Beled-Xaawo.

Ciidamadda ayaa sheegay in Degaanka lagu magacaabo Tuulo-barwaaqo oo u dhaxeeya magaalooyinka Garbahaarey iyo Beledxaawo ee gobolka Gedo ay ku dileen Xubnaha ka tirsan Al-Shabaab in kastoo aan ka xaqijiin karin sheegashadda Ciidamdda Dowladda.

Ciidamada Dowladda ayaa sidoo kale sheegay in ay dileen Xubnaha ka tirsan Al-Shabaab xili ay isku dayayeen in ay jidgooye u dhigaan Ciidamada Sidda ay shegeen Saraakisha Ciidamada Duufaan ee qeybta ka ah Nissa kuna sugan Gobolka Gedo.

Marka lagga soo taggo sheegashadda Ciidamada Dowladda ee ah in ay dileen Xubno ka tirsanaa Dagaalamayasha Al-Shabaab ma jirto Cid xaqiijij karto Sheegashada Ciidamada Dowladda.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post