Fanaanka Iidle Yare oo soo gaaray Muqdisho kuna sii jeeda caafimaad Dalka Turkiga ah loo qaadayo Dowlada Somaliya
Arbaco: June 8, 2022 Fanaanka Cabdiraxmaan Cabdullahi Nuune (Iidle Yare) oo maalmihii lasoo dhaafay aad loo hadal hayey xaaladiisa caafimaad ayaa soo gaaray magaalada…