837 Views

Cudur halis ah oo ka dilaacay magaalo muhiim ah oo Ukraine ka tirsan

Cudur halis ah oo ka dilaacay magaalo muhiim ah oo Ukraine ka tirsan
____________________________________________________________________________

Axad: June 12, 2022

Wasaaradda difaaca UK ayaa sheegtay in magaalada dekedda leh ee Mariupol ee Ukraine ayaa halis ugu jirta inuu ka dillaaco daacuun weyn.

Sidoo kale Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Inta badan kaabayaashii magaalada ayaa burbureen waxaana biyaha ku milmay bulaacadaha.

Horey ayaa cudurkan uga dillaacay Mariupol, waxaana kiisas gooni ah la soo sheegay bishii la soo dhaafay.

Office  Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post