Golaha Wasiirada Galmudug oo degmooyin u aqoonsaday Baxdo iyo Wisil Posted on July 11, 2022 by QOL Contributor | Isniin: July 11, 2022 Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada ee Galmudug, kaas oo maanta lagu qabtay degmada…Read more »
Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha Sri Lanka oo aqbalay in ay is-caslilaan Posted on July 11, 2022 by QOL Contributor | Isniin: July 11, 2022 Madaxweynaha dalka, Sri Lanka Gotabaya Rajapaksa iyo ra’iisul wasaarahiisa ayaa aqbalay in xilka banneeyaan maalinta Arbacada, taasi oo soo afjareysa…Read more »
Madaxweyne galmudug iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray deegaano ka tirsan Mudug. Posted on July 11, 2022 by QOL Contributor | Isniin: July 11, 2022 Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, iyo wafdi ballaaran uu hogaaminayo, ayaa safar dhulka ah ku gaaray deegaanada Kheydaro iyo Bajeelle…Read more »
Kusimaha Madaxweynaha Jamuuriyada oo kulan la qaadatay Kuxigeenka Wakiilka Gaarka Ah Ee Qaramada Midoobe Marwo Kiki Gbeho. Posted on July 11, 2022 by QOL Contributor | Isniin: July 11, 2022 Kusimaha Madaxweynaha Jamuuriyada Fadaraalka Soomaaliyed Ahna Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka Ahna Guddoomiye ku Xigeenka 1aad Ee golaha Shacabka Marwo Sacdiyo…Read more »
Ciidamo Kasoo Horjeeda Laftagreen oo Durbaba La Sameeyey Amar Culusna soo Saray Posted on July 11, 2022 by QOL Contributor | Isniin: July 11, 2022 Ciidan ay sameysteen dadka ku nool degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool oo ka soo hor jeeda maamulka Koonfur Galbeed ayaa…Read more »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo balan qaaday soocelinta ciidanka Soomaaliyeed ee ku sugan Ereteriya Posted on July 11, 2022 by QOL Contributor | Isniin: July 11, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha dalka Ereteriya Isaias Afwerki ayaa kormeeray cutubyada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed…Read more »
Madaxweyne Xasan Shiikh oo Markale Maantay Booqanaaya Ciidamo si Gaar ah loogu Tababaray Eriteriya Waa Kuwee? Posted on July 11, 2022 by QOL Contributor | Isniin: July 11, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta booqanaya Kumanaan kamid ah ciidamada Soomaaliya oo loo tababaray Qeybta ciidanka Badda oo 2-dii sanno ee…Read more »
R/Wasaaraha Soomaaliya oo wada la tashadii ugu danbeeyay uu kusoo dhisayo Golaha wasiirada Cusub. Posted on July 11, 2022 by QOL Contributor | Isniin: July 11, 2022 R/Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa waxaa uu wadaa la tashadii ugu dambeeyay uu ku soo dhisayo golaha wasiirada cusub…Read more »
Suuqa weyn ee magaalada Wajeer oo uu dab qabsaday goor dhawayd Posted on July 11, 2022 by QOL Contributor | Isniin: July 11, 2022 Wararka ka imanaya magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari Kenya, ayaa sheegaya in xalay dab xooggan uu ka kacay suuqa…Read more »