378 Views

M/weyne Xasan Shiikh oo baaq u diray Xukumadda iyo Mucaaradka Somaliland

M/weyne Xasan Shiikh oo baaq u diray Xukumadda iyo Mucaaradka Somaliland
____________________________________________________________________________

sabti: AUGUST 13, 2022

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ugu baaqay Xukumadda, Mucaaradka iyo Bulshada in ay wada hadal ku xaliyaan Muranka ka taagan Doorashada.

“Dhexdiina is xaliya, waxaan walaalayaal aad uga digeynaa hagaarina meel dibadda la idinka soo farageliyo, meel Soomaali kale in ay timaado aad u baaha taan, waxaa kaliya uga baaqsan kartaan waxaa ay tahay in aad wada fadhiisataan oo wada hadashaan” sidaasi waxaa yiri Madaxweyne Xasan Shiikh.

Mucaaradka Somaliland oo diidan muddo kororsi ayaa khamiistii dhigay bannaanbax ka dhan ah Xukumadda, kaasi oo ka dhacay Magaalooyin ay kamid yihiin Hargeysa, Burco iyo Ceerigaabo.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post