390 Views

Wiil ka tirsan guddiga doorashada Kenya oo mid ka mid ah lugtiisa loo jaray dhaawac soo gaaray.

Wiil ka tirsan guddiga doorashada Kenya oo mid ka mid ah lugtiisa loo jaray dhaawac soo gaaray.
____________________________________________________________________________

Sabti: august 20, 2022

Mid kamid ah xubnaha guddiga doorashooyinka Kenya u qaabilsanaa codbixintii ka dhacday deegaanka Ceeldhaas ee Wajeer ayaa xaaladdiisa lagula tacaalayaa cisbitaal ku yaalla magaaladaas, kadib markii ay xabbad ku dhacday xilli uu ku sugnaa xarunta lagu tirinayay codadka.

Maxamed Qanyare ayaa sheegay in mid kamid lugihiisa uu ku waayay xabbad uu ku dhuftay askari Kenyan ah, waa sida uu sheegay.

Doorashadii Ceeldhaas ayaa maalin ka dambaysay tan guud ee Kenya, kadib markii dabley aan heybtooda la aqoon ay rasaas ku fureen goobta lagu keydiyay sanaadiiqda ay ku jireen warqadaha codeynta.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post