Ra’iisul Wasaare Xamse “Dagaalka cadowga waa wadeynaa ilaa laga sifeynayo meelaha ay ku dhuumanayaan”
Muqdisho, Sibteembar 06, 2022-Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta daah furay qorshaha qaranka ee kaallinta haweenku ku leeyihiin amniga…