Wasiirkii maaliyadda UK oo xilka laga qaaday waxa uu sheegayu in Ra’iisul Wasaare Liz Truss uu ka codsaday inuu ka tago jagada.
Sabti: OCTOBER 15, 2022 Wasiirkii maaliyadda ee UK Kwasi Kwarteng ayaa xilka laga qaaday. Isaga qudhiisa ayaa bartiisa Twitter-ka ku xaqiijiyay in Ra’iisul Wasaare…