Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir looga hadlayo Isbeddelka Cimilada & Abaaraha uga qeyb galaya Jabuuti
Axad: OCTOBER 23, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ku gaaray dalka Jabuuti. Madaxweynaha iyo…