Ciidamada Dowladda oo gacanta ku dhigay Gaari Dameer Qaraxyo lagu soo raray magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan
Axad: OCTOBER 23, 2022 Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidanka dowladda fashiliyeen gaari dameer lagu soo rarary…