Erayada afkiisa laga hayo Dr Zakir Naik, daaciga lagu casuumay koobka ka dhacaya Dalka Qadar
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Siddeeddii bishii Agoosto ayuu Zakir Naik khudbad ka jeediyay gobolka Kelantan ee dalka Malaysia, arrintaas ayaana dareen qawmiyadeed ka dhalisay…