Villa Somalia oo shaacisay mowqif ku aadan beegsiga qoysaska kooxda Al-Shabaab xili shalay wiilal Alshabaab dhaleen Si xun loo dilay
Talaado: NOVEMBER 1, 2022 Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ka hortimid in la gowraco maleeshiyada kooxda Al-Shabaab ama la beegsado qoysaskooda, kadib markii falal noocaas ah…