345 Views

Madaxweynaha Puntland Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu soo dhoweeyay magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

Madaxweynaha Puntland Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo  lagu soo dhoweeyay magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.
____________________________________________________________________________

.

Axad: January 22, 202

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

Soo dhoweynta Madaxweynaha waxaa ka qeybgalay Goleyaasha Dowladda, Maamulka Gobolka Bari, kan Degmada Boosaaso, Saraakiisha Ciidanka, Waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Boosaaso.

Madaxweyne Deni ayaa soo dhoweynta kadib aanan la hadlin warbaahintii iyo dadkii kala duwanaa ee soo dhoweeyey.

Safarka Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku soo aadaya xilli shakey laga soo gabagabeeyey diiwaan gelinta cod-bixiyayaasha doorshada.

Madaxweynaha Puntland ayaa lagu wadaa inuu xarig-jar iyo dhagax dhig ku sameeyo goobo kala duwan sida groonka diyaaradaha iyo dekedda magaalada.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post