279 Views

Madaxweynihii hore ee Pakistan General Pervez Musharaf oo ku geeriyooday magaalada Dubai

Madaxweynihii hore ee Pakistan General Pervez Musharaf  oo ku  geeriyooday magaalada Dubai
____________________________________________________________________________

Axad: February 5, 2023 



Madaxweynihii hore ee Pakistan General Pervez Musharaf, oo xukunka ku qabsaday afgambi 1999-kii, ayaa ku dhintay Dubai isagoo 79 jir ah.

Hogaamiyihii hore – oo ahaa madaxweyne intii u dhaxeysay 2001 iyo 2008 – ayaa u dhintay xanuun muddo dheer hayay, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay ciidamada qaranka.

Sidoo kale Intii uu xukunka hayay waxa uu ka badbaaday isku day dil oo badan, waxa uuna isku arkay safka hore ee halganka u dhaxeeya Islaamiyiinta mayalka adag iyo reer galbeedka.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post