Wasiir Huruuse oo is casilay

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Mudane Abshir Cumar Jaamac (Huruuse) ayaa goordhow ku dhowaaqay inuu is casilay, sababo la xiriira musharraxnimadiisa xilka madaxweynaha dowlad goboleedka…