180 Views

Madaxweyne Cabdiqaasim Salaad Xasan” Somaliland waa gobol ka mid ah Soomaaliya heshiisna lama gali karo dal sida Ethiopia “

Madaxweyne Cabdiqaasim Salaad Xasan” Somaliland waa gobol ka mid ah Soomaaliya heshiisna lama gali karo dal sida Ethiopia “
____________________________________________________________________________

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdiqaasim Salaad Xasan oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in Somaliland ay tahay gobol ka mid ah Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya.

“Soomaaliland heshiis lama gali karo dal sida Ethiopia ah,tallaabadaasi ay qaadeenna waa waxba kama jiraan”ayuu yiri Cabdiqaasim Salaad Xasan.

Madaxwenihii hore ayaa ku tlmaamay heshiiskaasi mid aan soconeyn oo loo qaaday waddo qaldan,mana jirto ayuu yiri cid qaadaneysa damaca Itoobiya ee badda Sooamaaliya.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdiqaasim Salaad Xasan waxa uu u mahadceliyay dowladaha ka hadlay damaca Itoobiya iyo sida ay u garab taagan yihiin midnimada iyo madaxbannaanida Soomaaliya.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post