Madaxweyne Xasan: Haddii Itoobiya ay hal tallaabo qaado, afar ayaan qaadaynaa
MUQDISHO — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad uu salaadii Jimcaha ka jeediyey masaajidka Madaxtooyada waxa uu ku sheegey in Soomaaliya aysan…