Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan saagootin ah la qaatay Safiirka sii baxaya ee Dowladda Türkiye
MUQDISHO, 26 Feebraayo 2024: – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan saagootin ah la qaatay Safiirka sii baxaya ee…