Madaxda Maaliyadda XFS oo Turkiga uga qeybgalay shir ku saabsanaa Iskaashiga Ganacsiga
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Raaxa Maxamuud Janaqoow oo ku sugan Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa ka qeyb gashay shirka…