Muqdisho | QOL | Abriil 26, 2017 – Wararka ka imanaya gobalka sh/dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in halkaas uu ka soconayo banaanabax looga soo horjeedo joojinta qaad ee ay samayeen dawlada fadaraalka
Banaabaxan ayaa waxaa ka qaybgalaya qayba ka mid ah bulshada goblka sh/dhexe iydoona ay qayb kayihiin mas uuliyiin ka tirsan maamulka hirshabeele
Iyagoon si aadah kaga caraysan dadka banaabaxay iyo maamulka hirshabeele qaadkii maalmidhii ugu danbeeyay ka dagayey goblka sh/dhexe iydoon ay sheegayaan in aan laga wareejin qaadaka
Dhawaan ayeey ahayd markii ay sameeyeen diyaaradaha qaadka ka dajinjiray goaroonka adan cabdule cismaan wareejin dhanka maamulka hirshabeele iyagoo sheegayay in dowlada dhexe ay ku kordhisay lacagaadkii cashuraha
Lasoco waxii kusoo kordhaaa
W/Q:-BASHIIR BARRE ALI
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
_______________________________
_____________________________________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________