DHAGAYSO: Sidii ay u dhacaday ansixinta Golaha Wasiirada

Muqdisho | March 28, 2017  (QOL) ——Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Ansixiyay Wasiirada cusub ee uu dhawaan soo magacaabay Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Kulanka Baarlamaanka ee xukuumadda lagu Ansixiyay ayaa waxaa joogay 241 xildhibaan. Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa cod gacantaag ah…