10920 Views

TACSI TIIRAANYO LEH!

TACSI TIIRAANYO LEH!
____________________________________________________________________________

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

Waxaa tacsi Tiiraanyo leh  diraya dhamaan ehhelada iyo qaraabada oo isugu jira Indheer-garatto Culumaa’udiin,  aqoon-yahanno, Gollaha Guddiga Horumarinta addeegyada Arrimaha Bulshada ( Waaxweyn Foundation )    iyo Gollaha Midowga Dhalinyaradda Iyo Horumarinta Waxbarashada Ee Hiigsi.

Dhambaalkan tacsida, oo ah mid ay la wadaagayaan qoysaskii iyo eheladii ay ka baxeen marxuumiinta kala ah allaha u wada naxariistee, Hooyo Faadumo Xuseen Fiidshe iyo Hooyo Xabiibo Axmed Odaysuge Barre kuna geeriyoodeen taariikhdu markey ahayd (Doraad) 19.12.16, Magaalada Muqdisho, waxayna leeyihiin waxaannu alle ugu baryeynaa in uu siiyo naxariistoodii jano, qabrigoodana u waasiciyo, kitaabkoodana uu midigta ka siiyo, qoysaskii iyo ahaladii ay ka wada baxeenne uu samir iyo iimaan eebbe ugu badalo, annagana uusan gadaashood uusan alle na fidneyn, إِنَّا للهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

  Gaar ahaan Gollaha Guddiga Arrimaha Dibada( Diasporra) iyo Guddiga Arrimaha Gudaha (Soomaaliya) Dalada Horumarinta addeegyada Arrimaha Bulshada (Waaxweyn Foundation ) waxay si gaar ah ugu sii tacsiyadeynayaan, Reer C/raxmaan Sh Cabdi gaar ahaan Wiilkeeda Ganacsade Xuseen C/raxmaan Sh Cabdi kana mid ah Gollaha Guddiga Soomaaliya ee Waaxweyn Foundation iyo reer Axmed Odaysuge Barre, gaar ahaan Walaalkeed Muuse Axmed Odaysuge Barre (Muuse Fanaxey) kana mid ah Gollaha Guddiga Saudi Arabia

LABADA GOLLE EE USA

  1. Dr. Mire Cali Siyaad
  2. Dr. Xasan Maxamed Sabriye
  3. Xeyle Cali Wardheere
  4. Macalin Axmed Cali Xalane
  5. Maxamed C/laahi Gabeyre
  6. C/qaadir Axmed Yare ( Xeynuf)
  7. Leymon C/lle Orfane
  8. Siciid Macalin C/laahi
  9. Maxamed Cusmaan Maxamed
  10. C/wahaab Maxamuud Axmed Waasuge
  11. Maxamed Cumar Xaaaji
  12. Seynab Maxamuud Wehliye
  13. Faadumo Cabdi Geeddi Baarre

14.Sahro Iimaan Jaanni

LABADA GOLLE EE U.K

  1. Yaasiin Cabdi Maxamed Siyaad
  2. Cabdi Cali Wehliye
  3. Maxamuud Cabdulle Sabriye
  4. Daadir Ibraahin Cawaale
  5. Siciid Muuse Waambe
  6. Siid-cali Xaaji Cumar
  7. Shukri Cismaan Xaaji Maxamed
  8. Cali Maxamed Xalane
  9. Liibaan Xasan Xuseen
  10. Cabdi Maxamuud Geedi
  11. Cabdiqaadir Maxamuud Xeyle
  12. Cabdi Maxamuud Cilmi
  13. C/salaam Cali Faras
  14. Cali Xasan Gudbahaye
  15. Seynab Cali Waraar
  16. Dahabo Xaaji Cali Dheer
  17. Zahra Axmed Cali
  18. Hibo Xasan Xuseen
  19. Fartuun Cabdi Koronto
  20. Faaiza Cali Sheekh
  21. Xaawo Maxamed Cade
  22. Xasan Basre
  23. Maxamed Sayid-cumar
  24. C/laahi Xalane
  25. Caasho Cali Odaysuge

GOLLAHA GUDDIGA S/AFRIKA

  1. Maxamuud Guutaalle Maxamed ( Dabac )
  2. Maxamed Coloow Sabriye
  3. C/laahi Jiibow Cabdi
  4. C/qaadir Cabdi Cali
  5. Xuseen C/laahi Xaaji Haaraaye

LABADA GOLLE EE SWEDEN 

  1. Xasan Axmed Taako
  2. Cabdi Cali Cumar

03.Axmed Xasan Xaaji ”Baraawe”

  1. Cismaan Yaxye Xaaji Maxamed Afrax
  2. Salaad Xasan  Maxamed Sabriye
  3. Sh. C/weli Xasan Sabriye
  4. Ilyaas Xariirshe Beyr
  5. C/laahi Gabeyre Maxamed
  6. Maxamuud Cali Guurre
  7. C/laahi Maxamuud Nuuriye

11.Siciido Xasan Sabriye

  1. Shamso Cali Abtidoon

13.Sahro Ubax Maxamed Cilmi ”Cagoole”

  1. Maxamuud Maxamed Xasan Ceyroow

15.C/qaadir Maxamed Maxamed Cilmi ( Ciirraale)

  1. Nageeyye Cabdi Gabeyre
  2. Haashim Maxamuud Socdaal

18.Beelo-Kiin Maxamuud C/lle Afrax

  1. Asad Xuseen Ganneey
  2. Maxamed Yuusuf Maxamed Geessey
  3. Mustaf Cali Nuur
  4. Yuusufeey Cali Waraar
  5. Maxamed (Cuti) Ismaaciil Afrax (Furka)
  6. Cabdi Xasan Cabdulle (Italy)
  7. Cabdiraxiin Hilowle Galleyr (Switzerland)

  GOLLAHA GUDDIGA S/ARABIA 

  1. Muuse Axmed Odaysuge
  2. Sh. Daahir Cadde Faarax
  3. C/casiis Maxamed Xasan Madax
  4. Gaandi Iimaan Ceynte
  5. Yuusuf iimaan Ceynte
  6. Cali Xasan Shiikhow
  7. Maxamed Daahir Shiikhow
  8. Maxamed Cali Axmed
  9. Maxamed Axmed Axmed Cosoble
  10. Cabdi Cowle
  11. Daahir Maxamuud Barre
  12. C/qadir Maxamed Cosoble
  13. Mire Cali Xaashi.

GOLLAHA Guddiga FINLAND 

  1. Maxamuud Maxamed Cilmi
  2. Cali Maxamuud Nuuriye
  3. Maxamed Xasan Macalin
  4. Cambaro Guulleed Siyaad
  5. Muxiyaddiin Cabdi Gabeyre

GOLLAHA GUDDIGA NORWEY 

  1. C/qaadir Maxamed Xuseen “Haraati-yare”
  2. Maxamed Cismaan Guurre
  3. Suleymaan Axmed Cumar (Gaatamme)
  4. Cali-Siciid Maxamed Gaab
  5. Cumar Muuse Waambe
  6. C/shakuur Maxamed Cali
  7. Cumar Muuse Axmed
  8. Idiris Axmed Xaaji Haaraay

GOLLAHA GUDDIGA HOLLAND 

  1. Kiim Shiikhow Jirrac
  2. Liibaan Cali Wehliye
  3. Della-Kabiir Cali Shire
  4. Aweys Axmed Nageeyye
  5. Madiino Maxamuud Wehliye
  6. Asli Axmed Cuuke
  7. Jawaahir Shire Axmed Taako

GOLLAHA GUDDIGA DENYMARK 

  1. Cabdi Maxamuud Socdaal
  2. C/nuur Maxamed Cilmi (Cagoole-Cirka)
  3. Axmed Nuur Maxamed Cosoble
  4. Yuusuf Cali Xaaji Faarax
  5. C/risaaq C/lle Siyaad

ODOYAASHA IYO GUDDIGA JERMANY 

  1. Maxamed Axmed Gurreey (Kilwo)
  2. Faadumo Maxamuud Shidane
  3. Muxiyadiin Xariirshe Beyr
  4. Maxamed C/laahi Sh. Cabdi
  5. C/salaan Xariirshe Beyr
  6. Khadiijo C/laahi Sh. Cabdi
  7. Faaisa Xasan Maxamed Sabrie
  8. C/rashiid Ibraahin Geesey
  9. Nuune Cali Cade
  10. Faadumo Maxamed Suudi
  11. Shukri Axmed Xaashi

GOLLAHA GUDDIGA FRANCE 

Maxamuud Xasan Jimcaale iyo

Fu’aad Axmed Nageeyye

GOLLAHA GUDDIGA SOOMAALIYA 

Ganacsade Xuseen C/raxmaan  Sh. Cabdi

Dr. Daahir Xasan Guulleed

  1. C/raxmaan Gurreey

Gollaha Midowga Dhalinyarada Iyo Horumarinta Waxbarashada Ee Hiigsi!

C/fitaax Maxamed C/kariin Gabeyre (Guddoomiye)

Mowliid Cali Suud (G/xigeen)

Faadumo Maxamuud Afrax Abkow (Guddoomiyaha Arrimaha Waxbarashada)

Cabaas Cumar Hiraabe (G/xigeenka Arrimaha Waxb.)

Sharmaake Cali Maxamed (Xiriirka Arrimaha Dibada)

Yaasiin Axmed Cali Deeley (Guddoomiyaha Maaliyadda)

Waxaa kale oo tacsi tiiraanyo leh diraya, Cabdi Xasan Cabdulle

Khadro C/aahi Dayax (G/xigeenka Maaliyadda)

Faadumo Xasan Cabdi ( Xogheyn )

C/qani Cali Cismaan Gudbaaye (Gudd. Dabagalka,Tababarada Iyo Horumarinta)

Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun!

WAHWEYN FOUNDATION

_____________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment