3108 Views

Faah Faahino dheerad ah oo laga helayo madaaficiidii maanta ku soo dhacaday nawaaxiga Madaxtooyada Dalka

Faah Faahino dheerad ah oo laga helayo madaaficiidii maanta ku soo dhacaday nawaaxiga Madaxtooyada Dalka
____________________________________________________________________________

Muqdisho | Maarso 30, 2017 (QOL) – Duhurnimadii maanta saacadu marka ay aheyd 12:30-PM ayaa la maqlay Madaafiic, kuwaasi oo ku soo dhacay nawaaxiga Madaxtooyadda Somaliya ee Magaalada Muqdisho, gaar ahaan dhanka xigta Xaafaddaha 15-May ee dhabarka dambe ee Madaxtooyadda.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan Madaafiicdan oo ilaa iyo hada si rasmi ah aanan loo ogeyn halka laga soo tuuray, ayaa waxaa xaafadaha ku yaalla dhabarka dambe ee Madaxtooyada Soomaaliya ku soo dhacay ilaa Saddex Madfac.

Ilaa iyo hada lama oga khasaaraha ka dhashay Madaafiicdan ku soo dhacay inta u dhaxeysa xaafadaha 15-ka May iyo Caga-dhiig ee Degmada Warta-nabadda.

.

.

.

___________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment