2766 Views

WAR DEG DEG AH.

____________________________________________________________________________

  April 9/2017

WAR DEG DEG AH.

Qarax ayaa goor dhow ka dhacay, agagaarka wasaarada Gaashaandhiga, sida ay sheegeen dad u dhawaa meelahaas, iyadoo la arkayey Qiica iyo Busta ka dhashay Qaraxaas.

Ilaa iyo hada lama oga Qasaaraha uu Geystay Qaraxan Dhimasho iyo Dhaqaale, waxaa gurmad ku jira Ha’adaha Caafimaadka iyo Laamaha Amaanka.

Wixii warar dheeraad ah ee laxiriira Xaqiiqda Qaraxan, dib ayaan ka soo sheegi donaa Insha’allah.

Allow umadaada u maciin, Adaa caadilahoo aysan ku cusleyne.

Qaranimo-online

Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment