4209 Views

Fardowso Waxay Kaa Fishaa Waa Fal Celin

Fardowso Waxay Kaa Fishaa  Waa Fal Celin
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | May  06, 2017 —Fardoowso ibraahim aadan waa gabar dhiban ah oo kunool muqdisho kana soo barkacaday dagamada marka ee gobalka shabelada hoose waxaanu ku booqanay aniga iyo wariye axmad raas hooyga ay ka dagantahay magalada muqdisho kaas oo ku yaalay kama dhaca waqooyiga isgooka tarabuuka ee dagamada hodon ee goblka banadir

 

Maraka anu taganay hoyga waxaanu kula kulanay hooyo khadiijo macalin oo ah hooyada dhashay gabadha dhibanaha ah waxa ay inoo sheegatay gabadhan in ay ku aragatay xaruunkan iyada oo jirta 2 sano waxayna inoo sheeg tay in ay durbadiiba ula soo carartay magalada muqdisho iyodoon geesay xaruna caafimaad oo dhowr ah balsa loo sheegay in aan dalka aan wax looga qaban Karin .

 

Hooyo khadiijo laf ahaanteedu waa xamilo Man awoodo in ay dhabarkeed ugu xamaasho “waxa aan dalbanayaa in gurmad dag dag ah nala soo gaaro kaas oo aan ka codsanayo umada soomaaliyeed meel walboo ay joogaan ’waxaa tiri hooyo khadiijo

 

00 24 3  5 6 7 9 10 55 65 naaw pp

 

 

 

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________

 

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment