2883 Views

Xalada Nolo Xumo Oo Laga Soo Sheegayey Deegano Iyo Dagmooyin Katirsan Gobalka Galgaduu

Xalada Nolo Xumo Oo Laga Soo Sheegayey Deegano Iyo Dagmooyin Katirsan  Gobalka Galgaduu
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | May  09, 2017Gudoomiyaha gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa  Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ka mamnuucay in ay maraan wadada dheer ee Makka almukaramah.

Wareegto kasoo baxday Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in Ciidamada AMISOM laga bilaabo saacaddaha 6:00 subaxnimo ilaa 6:00 Maqribnimo in aysan marikarin wadadaasi.

Sidoo kale Gudoomiyaha gobolka  Banaadir ayaa Amray laamaha Amniga hadii ay Ciidamada AMISOM isku dayaan in ay maraan wadadaasi in ay soo qabtaan.

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir ayaa warbaahinta u aqriyay Wareegtadaasi.

halkan ka dhagayso 

 

 

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment