3033 Views

Faaduma Dayib oo maanta xil sare looga magacaabay QM

Faaduma Dayib oo maanta xil sare looga magacaabay QM
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | June  19, 2017— Faaduma Dayib ayaa waxaa maanta  loo magacaabay madaxa hay’adda Haweenka Q/Midoobay ee Soomaaliya iyadoo Wakiil u noqon doonta Qaramada Midoobay

Magacaabistaas kadib ayaa waxa ay Kulan Maanta Muqdisho kula qaadatay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulalahi(Farmaajo) waxa ayna sheegtay inay sharaf u ahayd inay qorshaha hay’adda  UN,Women xilka qabato waxana ku wareejiyay Warqada Magacaabista  Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

p4p3

p2

p1

.

W/Q:- BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________ 

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment