2742 Views

Madaxweynaha Dalka Oo Ku Wajahan Masar

Madaxweynaha Dalka Oo Ku Wajahan Masar
____________________________________________________________________________

Muqdisho August 20, 2017—Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay Magaalada Qaahira ee Caasimaddda dalka Masar.

Madaxweynaha ayaa horay Casuumaad kaga helay dhigiisa dalka C/fitaax Al-SiiSi.

Warqad kaso baxday safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Masar aya lagu xaqiijiyay in Madaxweyne Farmaajo uu Maalinta Isniinta ah uu ka kulmi doono Jaaliyadda Soomaaliyeed ee kunool Magaalada Qaahira.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa tan iyo markii la doortay Safaro badan ku bixiyay dalalka Caalamka.

Waxaa lagu waddaa in Madaxweyne Farmaajo uu kala hadlo dowladda Masar Arrimo ay ka mid yihiin dhismaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment