15324 Views

Toronto: Xafladii taageerada Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’isul wasaare Kheyre

Toronto: Xafladii taageerada Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’isul wasaare Kheyre
____________________________________________________________________________

Toronto | Feberaayo 26, 2017 – Waxaa xaflad aad iyo loo soo agaasimay oo lagu qabtay magaalada Toronto laguna soo dhaweynaayay Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Ra’isul wasaaraha Cusub oo uu dooratay Mudane Xasan Cali Kheyre.

Xafladaan ay soo agaasimeen shaqsiyaad aad laagu amaano mar waliba inay ka shaqeeyaan taageerida dowlada iyo horumarka Soomaaliya ayaa waxaa kazoo qeyb galay dadweyne aad u farabadan oo isugu jiray Odayaasha Dhaqan Soomaaliyeed, Culumaa’udiinka, Dhaliyarada, Haweenka, Fanaaniinta ee dhamaan reer Toronto iyo Nawaaxigeeda.

Xafladaan oo aan qoraal lagu soo koobi Karin ayaa aheyd tii ugu weyneed oo ay abid isugu yimaadaan dadweynaha reer Toronto taasoo keentay in soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’isul wasaare Khyer ay yihiin kuwo laga sugaayo inay u horseedaan umadda Soomaaliyeed meel waliba ay joogaan horumar, baraare iyo Barwaaqo.

Isla Xafaladaan ayaa waxaa lagu sameeyay gurmad dhaqale ururin ah taasoo loogu talagalay dadka iyo duunyada ay saameeyeen ABAARAHA ka dhacay gobolada iyo degmooyinka dalka taas oo lagu uruuriyay dhaqaale aad u badan oo gaarayaa ilaa 7000$ Canadian taasoo loo gudbin doono guddiga ABAARAHA.

xafladii-farmajo-toronto-18xafladii-farmajo-toronto-13xafladii-farmajo-toronto-28 xafladii-farmajo-toronto-39 xafladii-farmajo-toronto-26xafladii-farmajo-toronto-35

xafladii-farmaajo-toronto-1  xafladii-farmaajo-toronto-3 xafladii-farmaajo-toronto-4 xafladii-farmaajo-toronto-5 xafladii-farmaajo-toronto-6 xafladii-farmaajo-toronto-7 xafladii-farmaajo-toronto-8 xafladii-farmaajo-toronto-9 xafladii-farmajo-toronto-10 xafladii-farmajo-toronto-11 xafladii-farmajo-toronto-12 xafladii-farmajo-toronto-13 xafladii-farmajo-toronto-14 xafladii-farmajo-toronto-15 xafladii-farmajo-toronto-16 xafladii-farmajo-toronto-17xafladii-farmajo-toronto-45 xafladii-farmajo-toronto-43

 xafladii-farmajo-toronto-19 xafladii-farmajo-toronto-20 xafladii-farmajo-toronto-21 xafladii-farmajo-toronto-22 xafladii-farmajo-toronto-23

xafladii-farmajo-toronto-42 xafladii-farmajo-toronto-44 xafladii-farmajo-toronto-48

xafladii-farmajo-toronto-24 xafladii-farmajo-toronto-25 xafladii-farmajo-toronto-26 xafladii-farmajo-toronto-27 xafladii-farmajo-toronto-28 xafladii-farmajo-toronto-29 xafladii-farmajo-toronto-31 xafladii-farmajo-toronto-32 xafladii-farmajo-toronto-33 xafladii-farmajo-toronto-34 xafladii-farmajo-toronto-35 xafladii-farmajo-toronto-36 xafladii-farmajo-toronto-37 xafladii-farmajo-toronto-38 xafladii-farmajo-toronto-39 xafladii-farmajo-toronto-40

xafladii-farmajo-toronto-41

.xafladii-farmajo-toronto-47 xafladii-farmajo-toronto-48 xafladii-farmajo-toronto-49 xafladii-farmajo-toronto-46

.

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Toronto

___________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment