Ra’iisul Wasaare Xasan Kheyre oo kulan la qaatay Maamulka Gobolka Banaadir iyo qeybaha Haweenka Soomaaliyeed
Muqdisho, March 6, 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan Qado Sharafeed ah la qaatay Maamulka…