5049 Views

BREAKING NEWS: Raisulwasaare Khayre oo Magacaabay 6 Wasiir, 2 Wasiiru Dowlo & 5 Wasiir Ku xigeen !

BREAKING NEWS: Raisulwasaare Khayre oo Magacaabay 6 Wasiir, 2 Wasiiru Dowlo & 5 Wasiir Ku xigeen !
____________________________________________________________________________

Toronto | 23 May 2018 | Shan Xildhibaan oo ka soo wada jeeda Degaannada Koonfur Galbeed & Hal Safiir ayaa loo magacaabay Lixda Wasaaradood ee xilalka Wasiiradu ka banaanaayeen.

 

MAGACYADA WASIIRADA

1. Xildhibaan Xamza Siciid Xamza ( Wasiirka Gargaarka )

2. Xildhibaan Cabdifataax Maxamed Ibraahim Geeseey ( Wasiirka Howlaha Guud )

3. Xildhibaan Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen (Wasiirka Biyaha & Tamarta )

4. Xildhibaan Xasan Macallin Xuseen ( Wasiirka Diinta & Awqaafta)

5. Xildhibaan Xasan Cali Maxamed (Wasiirka Gaashaandhigga)

6. Danjire Daahir Maxamuud Geelle (Wasiirka Warfaafinta )

 

XUBNAHA LOO MAGACAABAY WASIIRU DOWLAYAASHA

1. Daahir Cabdi Cabdullaahi (Wasiir Dowlada Wasaarada ganacsiga)

2. Maxamuud Maxamed Boonoow (Wasiiru Dowlaha Amniga)

 

XUBNAHA LOO MAGACAABAY WASIIR KU XIGEENNADA

1. Isxaaq Maxamed Maxamuud (Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha)

2. Adan Isxaaq Calii  (Wasiir ku xigeenka Warfaafinta)

3. Cabdiraxmaan Iidaan Yoonis (Wasiir ku xigeenka Boostada iyo isgaarsiinta)

4. Maxamed Saciid Cabdullaahi  (Wasiir ku xigeenka Caafimaadka)

5. Cabdirashiid Maxamuud Xassan (Wasiirka ku xigeenka Gargaarka iyo maareynta Masiibooyinka)

Xafiiska Qaranimo Online

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment