3324 Views

Soomaaliya oo aan ka mid noqonin 10 wadan ee ugu amniga xun Caalamka

Soomaaliya oo aan ka mid noqonin 10 wadan ee ugu amniga xun Caalamka
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | June 11, 2018 – Warbixin  sannadle ah oo lagu qiimeeyo waddamada ugu amniga badan iyo tobanka dal ee ugu amni darrada badan caalamka,  islamarkaama ay baahiyaan Hey’adda Globol Law iyo Order Index ee falanqeysa Arrimaha Amniga caalamka iyo deganaanshihiisa.

Soomaaliya oo ku dhowaad 30 sannadood ku jirtay xaalado degnaasho la’aan ayaa hadda u muuqata mid uga xuub siibaneysa si tartiib-tartiib ah oo ay aamisan tahay hey’adda Globol Law and Order Index.

Liiska 10-ka dalka ee ugu Amni darrada  badan  waxaa safka hore ka galay waddamada kala ah.

1-Sierra-Leone

2-Botswana

3-Dominican Republic

4-Mexico

5-South Africa

6-Liberia

7-Gabon

8-South Sudan

9-Afghanistan

10-Venezuela

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment