2010 Views

Erdogan iyo labo madaxweyne oo kale oo yeelanaya shir xasaasi ah

Erdogan iyo labo madaxweyne oo kale oo yeelanaya shir xasaasi ah
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | September 07, 2018 – Shir saddex geesoood ah oo looga arrinsanayo collaadda Suuriya ayaa la qorsheeyay in uu galinka dambe ee maanta ka billawdo dalka Iiraan.

Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdugan, ayaa lagu wadaa in uu la kulmo madaxweyne yaasha Iiraan iyo Ruushka.

Turkiga ayaa sii xoojiyay walaaca ay muujiyeenhay’adaha Qaramada Midoobay ee ah in dagaal dhanka dhulka ah oo lagu qaado magaalada Idlib ee ay gacanta ku hayaan Jabhaduhu in ay keeni karto qaxooti cusub oo badan oo ka soo tallaaba xadka.

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment