2235 Views

Musharx Farkeeti Oo Kahadalay Balaarinta Caasimada

Musharx Farkeeti Oo Kahadalay Balaarinta Caasimada
____________________________________________________________________________

Muqdisho, October 01, 2018 —Iyadoo Gudoomiyaha Gobalka Banadir Eng C/raxmaan yariisoow Uu Sheegay In Gudiga Xuduudadaha  Iyo Fadaraalaynta Dalka Uu Kalahadalay  Sidii Casimada Loobalaarinlaaha Ayaa Waxaa Kahadalay Arintani Madxa Kaladuwan Oo Uu Kamidyahay Wasiirkii Horre Ee Maaliyada Hadana Ah Murashax  Madxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Maxamed Aden Farkeeti

Murashax Farkeeti Oo Qoraal Kooban Kubaahiyey Barahiisa Bulshada Ayaa Sheegay In Arinta Xuduuda Caasimada Iyo Tan Maamul Gobaleedyada Ay Tahay Arin Dastuuri ah Loona Baahanyhay In Ay Go’aan Kagaaraan Dadka Dagan Deegaanadada Xuduud Wadaaga Lah Ah Caasimada Dalka

Sidoo Kale Murashaxa Ayaa Baaq Dheer Udiray Masuuliyiinta Kahadalaya Arintaasi In ay Xasaasiyad Abuurayso Islamarkaan Ay Siyaasadeen Kahadalkeeda

Hadalka  Kasoobaxay Mudane Maxamed Aden Farkeeti ayaa Imanay Iyadoo Hadoo Mudooyinkaan Dabe Ay Arinkani Siyaabooyin Kaladuwwan Ugu hadalyeen Siyaasiinta Kasoojeeda Maamul Gobaleedyada Dariska La Ah Caasimada Soomaaliya Ee Muqdisho

Farkeeti

 

 

 

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

———————————————————————-

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment