2007 Views

RW Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay arimaha Mushaarka Ciidamada dalka

RW Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay arimaha Mushaarka Ciidamada dalka
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Maarso 18, 2019 – Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo maanta ka hadlay Barnaamij ku saabsanaa Dardargelinta iyo isdhexgalka Bulshada iyo Hay’adaha Amniga oo ay ka soo qeybgaleen qeybaha kala duwan ee Bulshada, Ciidamada Booliiska iyo Ciidamada XDS ayuu Ra’isul Wasaare Kheyre diiradda saaray inuu ka jawaabo kana qanciyo bulshada Soomaaliyeed, Ciidamada Kala duwan iyo Saraakiisha madaxda u ah in aysan jirin Askari aan Mushaar qaadan hadii ay jirtana uu yahay Askari aan diiwan gashaneyn.

Ra’isul Wasaare Kheyre ayaa sheegay inaysan dhicin dhicina doonin askari Mushaar la’aan ah inta uu isagu yahay Ra’isul Wasaaraha Dalka.

Ugu danbeyntii Ra’isul Wasaare ayaa dardaaran xaqiinjin ah kula dardaarnay Saraakiisha Madaxda u ah Askarta in aysan dhicin in uu maqlo in askari katirsan Ciidamada dalka inuu san mushaar la’aan dhicin.


.

.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment