1143 Views

Xildhibaan Fowsiyo” Muqdisho waxaa loo qeybiyay 4 qeybood”

Xildhibaan Fowsiyo” Muqdisho waxaa loo qeybiyay 4 qeybood”
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | April 13, 2019 –Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa walaac ka muujisay Xaaladda Magaalada Muqdisho.

Xildhibaanada waxa ay sheegtay in haween badan ay ku umuleen Wadooyinka ka dib markii loo diiday in ay maraan Wadooyinka Muqdisho.

Fowsiyo ayaa xustay in Magaalada loo kala qeybiyay 4 qeybood, islamarkaana wali ay socdaan Qaraxyadda iyo dilalka ay geystaan Al-Shabaab.

Xildhibaanadda ayaa ugu dambeyntii tilmaamtay in loo baahan yahay in la furo Wadooyinka si aan loo ciqaabin dadka Shacabka.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

 

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment