987 Views

Hir-Shabeelle oo cadeysay mowqifkeeda Go’aankii Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Hir-Shabeelle oo cadeysay mowqifkeeda Go’aankii Wasaaradda Arrimaha Gudaha
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | May 26, 2019–Kadib markii Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ay soo saartay habraaca Guud ee doorashada Dowlad Goboleedyada ayaa waxaa kasoo horjeestay Maamulka Hir-Shabeelle oo noqday Maamulkii labaad ee qaadaca.

 

War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Maamulka Hir-Shabeelle ayaa walaac looga muujiyay  Go’aanka Wasaaradda Arrimaha gudaha,waxaana lagu sheegay in habraacaas uu yahay mid baalmarsan nidaamka federaalka iyo midka dimuqraadiyada.

Sidoo kale War-Saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in ay ka hor-imaaneyso Dastuurka Federaalka iyo shuruucda kale ee dalka u taalla.

 

Maamulka Galmudug ayaa si la mid ah uga soo horjeestay Go’aanka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya kasoo baxay,iyada oo weli wax jawaab ah aysan ka bixin Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya.

 

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Maamulka Hir-Shabeelle.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment