1305 Views

Wasaaradda Caafimaadka oo faahfaahisay Kiisaskii ugu dambeeyay ee Karoonaha

Wasaaradda Caafimaadka oo faahfaahisay Kiisaskii ugu dambeeyay ee Karoonaha
____________________________________________________________________________


Muqdisho | QOL | February 15 2021–
Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in maanta guud ahaan Cudurka laga helay 90 ruux oo ku sugan Muqdisho,Puntland, Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle, islamarkaana ay sare u sii kacayaan kiisaska cudurka Karoonaha.

15th February 2021:

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,529

Laga Helay: 90

  • Banadir: 66
  • Somaliland: 19
  • Hirshabelle: 4
  • Koonfur Galabeed:1
  • Lab: 49
  • Dhedig: 41
  • Bogsasho : 11
  • Dhimasho: 2
  • Tirada Guud ee Laga Helay: 5,273
  • Bogsashada Guud: 3,750
  • Dhimashada Guud: 154


xafiiska Wararka Qaranimo Online |
______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post