Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda oo lagu Eedeyay inay guryahooda ku hayaan Xubno Shabaab ah
Muqdisho | QOL August 21, 2019 —Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya Liibaan Cali Yaroow ayaa sheegay in deegaannada Maamulka Koonfur…