1011 Views

Xildhibaanada UK oo taageeray dib u dhigista xilliga Brexit-ka

Xildhibaanada UK oo taageeray dib u dhigista xilliga Brexit-ka
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | October-20–2019 —Boris Johnson waxa uu sheegay inuu shaaca ka qaadi doono qorshahiisa ku aaddan ka bixitaanka Britain ee Midowga Yurub inkastoo xildhibaanada ay taageereen mabda’a ah in dib loo dhigo xilliga ay Britain ka baxayso Midowga Yurub.

 

Waxa uu wacad ku maray inuu toddobaadka soo socdo baarlamaanka hor keeni doono sharciyo lagu meel marinayo heshiiskiiska Brexit-ka.

 

 

 

Balse waxa uu Midowga Yurub weydiisan doonaa muddo kororsi ku aaddan xilligii UK loo asteeyay inay ka baxdo Midowga Yurub ka dib markii baarlamaanka ay taageereen mooshin loogu talagalay inay Britain Midowga Yurub ka baxdo heshiis la’aan.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment