1182 Views

SAWIRO:-Uhuru Kenyatta oo qaabilay Madax uu ku jiro Farmaajo

SAWIRO:-Uhuru Kenyatta oo qaabilay Madax uu ku jiro Farmaajo
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | November 12, 2019–Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa qaabilay madaxda ka qeyb-galaysa shirka Caalamiga ah ee Qaramada Midoobay Ee tirada dadweynaha oo ka furmay Nairobi.

 

Waxaa madaxdaasi ka mid ah madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo  oo shalay halkaasi gaareen.

 

 

 

Shirka la furmay Nairobi oo socon doona mudo laba Cisho ah ayaa waxaa hoggaaminaayo Sanduuqa Qaramada Midoobey ee Horumarinta Dadka (UNFPA), iyada oo lagu jaangooynayo qorsheyaasha loo dhan yahay ee dhinacyada horumarka iyo halbeegga sanadlaha ah ee heer qaaradeed iyo heer caalami ee hiigsiyada xasilloonida iyo horumarka.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment